Premier-League_big-center-column

Waxaa ka dhacay garoomada kala duwan ee dalka Ingiriska horyaalka Premier League ayagoo horay loogu

dabaal dagay horyaalka hadane waxaa la isku heystaa kaalimaha kala duwan ha ugu dhib badnaaden

kooxaha ka sii racacaya heerka labaad  ayagoo kuwa Champions League isku heystana ey dhibkooda leeyihin.

Kooxda Arsenal ayaa u dagaalameysa ineey xajisato kaalinta sadexaad ayagoo kula dagaalamaya kooxaha

Chelsea iyo Tottenham ayadoo kulan ey ka horeyso kooxda Arsenal kooxahan waxaana isku harsan ayagan.

Queens Park Rangers iyo Arsenal ayaa kulan aad u dag dhex maray ayagoo isku adeegsaday

ciyaar aan la dhihi karin mid fudud balse nasiib wanaga kooxda Arsenal aya daqiiqadii ugu horeysay

heshay goolka ku hogaamiyay guusha waxaana u dhaliyay laacibka Theo Walcott.

Arsenal ayaaa goolkas ku gaartay guul aan la i laawi karin kadib markii ey difaac culus u gashay inaan laga soo bar bareynin.

Ciyaarta ayaa ku soo idlataay Queens Park Rangers 0-1 Arsenal.

Kulamada kale ee horyaalka Ingiriska ayaa ku soo idlaadeen qaabkan ….

Fulham 2-4 Reading

Norwich C 1-2 Aston Villa

Swansea C 0-0 Manchester C

West Bromwich A 2-3 Wigan Athletic

West Ham U 0-0 Newcastle U

Tottenham H 1-0 Southampton

_________________________________________________

Wixii Warar Ama Fikir Ah Noogu Soo hagaaji Halkan Mahadsanid

Allcayaaro@gmail.com

KEYSE.A.A

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>